Kalestrolku waa Wa baruur uu u bahanyahay jirka si u udhiso unugyada jirka iyo hormanada jirka, kalostrolka waxa lagu sameya beerka, wax yar oo kamid ahna waxu kaga imaada dhanka cuntada.
LDL iyo HDL dhiiga wuxu gudbiyaa kalostrolka asago ku dhajinaya borotiino çayıma. borotiinadaas waxa layiraahdaa high densiy lipoprotein (HDL)iyo low dansity lipoprotein (LDL).
LDL wuxu jirka uga gadbiyaa kolestrolka dhanka dhiiga ,meesha looga baahanyahay,tusaale ahaan unugyada dhawaca ah si u daweyo, LDL-ka jiran wuxu ku dhagaa darbiga hoose ee unugyada dhiiga. Marka darbiga unugyada dhiiga u dhaawacyahay. Dhaawaca unugyada dhiiga waxa sababa cabida siga arka, dhiiga o kara ama duqnimo. Natiijo ahaan waxa kasamaysma xinjir unugyada dhiiga ah. Dhiiga tartiib ayuu u dhiiqobaa, Waxaana adkaada inu dhiigo dareero. Qeeb kamid ah xinjirta ururtay aya waxay sababta inay xirto qeeb yar oo kamid ah unugyada dhiiga, taasoo sababi karta wadnaha oo istaaga, LDL-ka aadka usareeya wuxu sababa cudurada unugyada dhiiga iyo wadnaha. Kalestrolka LDL waxa kale oo lo yaqaana karastrolka xun.
![]() |
Xidhnaanta unugyada dhiiga, taaso sababta inu hoos udhaco dareerida dhiiga. |
HDL-ka waxuu kasaara dhiiga kalestrolka wuxuna ugudbiyaa beerka, kaaso ah halka lagu burburiyo. Marka laga saaro kalestrolka HDL ku wuxuu ka ilaaliya jirka cudurada wadnaha iyo unugyada dhiiga. Isku darka HDL iyo kolestrol ka waxa layiraahdaa HDL kalestrol. Waxa kale oo lagu magacaabaa kalestrolka fiican.
Hadii uu aad u kacsanyahay kalestrolka iyo hadii uu halmar isbadalo cabirka udhaxeya qeybaha kalestrolka LDL iyo kalestrolka HDL,waxa bata khatarta cudurada wadnaha iyo unugyada dhiiga, khaas ahaan isbadalka dag daga ah ee cabirka wuxu keena khatarta ugu daran.
Haduu kalestrolka aad u kaco iyo hadii saamiga udhaxeya qaybaha kalesrolka LDL iyo kalestrol ka HDL u dagdag isku badalo waxa bata khatarta cudurada wadnaha iyo unugyada dhiiga.khaas ahaan isbadalka dagdaga ah aya aad ubadiya khatarta.
Waxa jira labo wax o khuseya kalastrolka qiimihisa:isku darka kalestrolka qiimihisa iyo kalestrolka cabirkiisa.labaduba waxay khuseyan:markasta u badanyahay qiimaha waxa badan kharta dhimashada cudurada wadnaha.hoos waxan idinkugu xusi doona inbadan guud ahaan kalestrolka.cabirka kalestrolka,sababta kalestrolka badan iyo waxa sababa kor u kaca iyo hoos u dhaca LDL ga kalestrolka.
Cabirka dhiiga wuxu sheega heerka kalestrolka dhiiga ku jira.qiimaha kalestrolka dhiiga ku jira si aad ah ayuu isku badbadali karaa.sida darteed waxa lagu taliya in aad markasta fiiriso Ama hubiso inta u marayo marar kala badan.
Dulmar dhiiga aad iska qaado natiijadiisa:
Qiimaha kalestrolka giud | Natiijo |
Inta ka hoosaysa 5.0 | Waa caadi |
Inta udhaxaysa 5.0 iyo 6.4 | Wax yar ayu kacsanyahay |
Inta udhaxaysa 6.5 iyo 7.9 | Wuu kacsanyahay |
Inta kasaraysa 8.0 | Aad ayu ukacsanyahy |
Saamiga LDl iyo HDL waxa layirahda kalestrolka samigiisa (choleserol ratio). Is badbadalka saamiga kasoo leh LDL badan wuxu ku sameeya khatar wayn cudurada wadnaha iyo unugyada dhiiga.waxa kalestrolka samigisa lagu xiisabiya iyado lakala love qaybinayo guud ahaanta kalestrolka (LDL+HDL)lo qaybinayo HDL.saamiga wa in u kayaraada 5.
Beerka wuxu si caadi ah u ilaali ya dheelitirnanta kalestrolka.
Inta u sameyo beerka e kalestrol ah waxa mamula qaabnololedka qofka. Cabitanka sigaarka,almiito la aan iyo cuntada baruurta badan waxay dhib ukeeni karta dheelitirnaanta waxayna so saari kartaa LDL kalestrol aad Ibadan.
Kalestrolka aadka ukacsan wuxu noqon karaa mid dhaxal ah ,sababihisa kale waa buurnaanka,sokorta nooca 2, iyo qanjirka o tartiib ushaqeeya
Cuntada waxay sababi kartaa kalestrol ka LDL ka inuu kaco iyo inudhaco .LDL aad ubadan jirkaga uma ficna,Marka waxa muhiim ah inaad cunto,cunto lehe LDL kalestrol hooseeya.jaantuska hoos ku qoran waxu ku tusayaa cuntoyinka aad cuni karto si aad hoos ugu dhigto iyo cuntooyinka ay tahay ina cunin kuwaas o ah kuwa kor ukiciya
Alaabta | Kalestrol la LDL |
Qaxwada aan sifaysnayn
(Qaxwada karsan iyo qaxwo) Maqayad laga kenay ) |
Way kicisaa |
DHA (Omega-3 fatty acid) | Way kicisaa |
Ukunta | Way kicisaa |
Asidyada dufanka badan: Badalida karbohaydraytHalka asid e buuxin ama dux buuxin o badan O lagu daray dufan transit asit leh |
Way kicisaa |
Badalida waxa aan lahayn soya borotin e lagu badalo wax soya brotin leh | Hoos uridaa |
Boorashka | Hoos uridaa |
Sonkorta o lagu badasho istaarijka | Hoos uridaa |
Qamadiga xabadka ah | Hoos uridaa |
Khudaarta | Hoos uridaa |
Lowska | Hoos uridaa |
Miraha | Hoos uridaa |
Digirta | Hoos uridaa |
Subaga in margerin lagu badalo | Hoos uridaa |
Badalida dufanka buuxa lagu badalo mid aan buuxin | Hoos uridaa |
Mararka qaar waxa layiraahda toonta way u ficantahy heerka kalastrolka .lakin majirto cadayn ku filan inay sax tahay.
Hoos ugu dhig kicitaanka kalestrolka sida tan
Marabtaa inaad kalestrolkaaga hoos udhigto iyo in aad iska ilaaliso khatarta cudurada wadnaha iyo unugyada dhiiga?waxas raaci kartaa talooyinkan hoos ku xusan.mararka qaarna wai naad dawooyin ka qaadata Dhakhtar.
Mark aaad wax cunto sida lag aso xigtay 'Schijf van Vijf' waai naad si fican u ilaalisaa naftada , sidoo kale marka u kacsanyahay kalestrolkaga when . Sida ku qoran 'Schijf van Vijf' cuntooyinka cawiya hoos udhiga LDL kalestrol , sida miraha o dhan lowska iyo digirta.LDL kalestrol ka xadka ka baxsan waxu ku dhaga unugyada dhiiga.
Shanta xeer waxay iskugu jiraan alaab aanay ku jirin dufan buuxa.cunitsanka dufan yar cafimadka ayay u ficanthay.ha cunin wax kala duwan hana cunin marar badan..ka fikir cunto fudud ama hilib dufan leh.
Hada tahay qof buuran,dhimida barurta waxay ka cawinaysaa inad hoos udhigto kalestrolkaga.khaas ahaan hadaad ledahay Calool wayn.adigoo isticmalayo BMI-meter kena waxad xisaabin kartaa hadii aad ledahay miisan cafimad leh iyo inkale.hadii aad tahay qof buuran riditaanka 5 ilaa15% waxay hormarinaysa heerka kalestrol kaaga ku jira dhiiga.
Dufanka buuxa wuxu kor uqaada LDL kalestrol.dufanka buuxa waxa laga hela subaga iyo margarinka.dufanta aanan biixin way ka xumaan yartahay waxana laga heli karaa saliuda margerinka iyo halverinka cagadaha ku jira.
Jiis,caano iyo waxyalaha kale e canaha laga sameyo wuxu leyahay dufan buuxa,taaso kor uqaada kicitaanka LDL kalestrol.iyado ay sidaa tahay hadana caanaha waxa leh caafimaadka ayay u ficanyihiin.sida darteed dooro caano leh in yar o dufan ah sida 20+ iyo30+ jiis,mozerela farmaajo iyo caano lakarkariyay iyo kuwa wax yar lakar kariyay
si aad u hesho heer kalestrol fiican,waxan kula talinayna inaad cunto ugu yaran halmar kuwan hoos ku qoran
Qaxwada aan sifaysneen waxay kicisaa LDL kalestrol ka.qaxwo karkarsan (biyaha karay inay qaxwada budadeda ku darto) qaxwada maqayad inaadan cabin aya ku fican.qaxo aad cabto markasta waa caadi.
Qaadashada almiitada waxay hoos udhigtaa cudurka wadnaha iyo unugyada dhiiga. Fadhigu wii kordhiiyaa khatarta.
Dadka wa wayn waxa lagula taliya ugu yaraan 2.5 sacadood isbuuckasta inay almiteyaan iyo in ay sameyan jimicsi adkenaya lafaha iyo murqaha ugu yaraan 2jeer isbuucii.dadka kawayn 65sano waxa lagula talinaya inay sameyan jimicsi dheekitiran 2jeer isbuucii.marabtaa inaad ogaato jimicsiga aad samay karto si aad u xoojiso lafahaag iyo muraahaaga?ama waxa ey yihin jimicsi dheelitiran?fiiri jimicsiga ku jira website kan allesoversport.nl
Inadan cabin sigarka Ama aad iska joojiso sigaarka waxay hoos udhigtaa khararta cudurada wadnaha iyo unugyada dhiiga ku dhaca,marabtaa inaad inaad joojiso sigaarka qabso balan dhakhtar.
Ma leedahay kalestrol kaca ?Caymiska cafimaadka aya magdhabaya dhaqtarkaaga is cateynta.