1. Daawooyinka
2. Waxaa lagu siin doonaa daawo aad ku dawayso cabashadaada. Daawadan waxaa la yiraahdaa …………………………
3. Waxaad daawadan ka soo qaadan kartaa farmashiyahaa. Waa in aad daawadan qaadataa ………….. jeer maalintii
4. Waxaad qaadanaysaa …………….kaniini halkii mar. Qaado dawadan ka hor ama ka dib cuntadaada.
Waa inaad daawadaan qaadataa ……………maalmood.
Waa inaad sii wadaa qaadashada daawadan maalin kasta inta noloshaada ka hadhsan tahay.
5. Boomaato
6. Waxa lagu siin doonaa boomaato si aad u yarayso finanka. Boomaatada waxaa la yiraahdaa…..……………………………
7. Waa in aad marsatid boomatadan …………… jeer maalintii meesha finanka maqaarkaga.
8. Waa in aad boomatadaan isticmaashaa …………maalmood. Haduu finanka kaa baxo
- waa inaad sii wadaa inaad marsato boomatada dhawr maalmood.
- waa inaadan sii wadin inaad marsato boomaatada dhawr maalmood.
9. Waxaad ka soo qaadan kartaa boomaatadaan farmashiyaha
10. Waxaad ka iibsan kartaa boomaatada dukaanka, tusaale ahaan Etos ama Kruidvat..
11. Ballanta daba-galka ah
12. Waa muhiim in mar kale lagu baaro. Haddaba ballantaada xigta waa taariikhda:
……..-………-………..